Magacii Askari Saacad Ka hor Lagu Dilay Magaalada Burco

2010-03-14
Burco march 14 (WaryaTv )Sarkaal lagu dilay magaalada burco abaaro 8;00 fiidnimo kadib markii loo adeeg saday rasaas iyo gaadhi nooca loo yaqaano (sarf) Sarkaalkan la dilay oo lagu magaacbo maxamuud kaarshe oodakore) ayaa loola cararay maydkiisii hospitalka wayn ee magaalada burco ku yaal , askarigan ayaa lasheegay inuu kasoo kacay makhaayad lagu shaaho kadib ay ilaashanayeen niman kani dilay askariga .

Waxaa lagu guuldaraystay in nimankaas la qabqabto balse hore ayey ka carareen ilaayo hadana la hayn jaan iyo cidhib meel ay dhigeen niman kaasi dadwaynihii  kusoo buuqay meeshaas lagu dilay ninka askariga ah ayaa noo xaqiijiyay inaan wax raad ah laga haynin niman falka foosha xun ku kacay .

Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordha Kala Soco WaryaTv
 
burco waryatv.com
khadar shaani
khadar_oraanjo@hotmail.com

© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2009 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com