Ireland Oo 7 Muslimiin Ah U Qabatay Dilka Nin Kaartuun Ku Aflagaadeeyay Nabi Maxamed.
2010-03-09
Dalka Ireland ayaa lagu qabtay 7 Muslimiin ah oo isugu jira 4 Nin iyo 3 Nin kuwaasoo lagu eedaynayo Dilkii Lars Vilks oo Kaartoon Foolxun 2007-dii ka sameeyay Nabbi Maxamed Nabad Galyo Iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee.
Urur-ka Al-Qaa'ida ayaa soo saaridii Kaartuunka 2007-tii markii lagu soo daabacay Wargeyska waxaa ay u balan qaadeen Ciddii disha Ninka sameeyay Aduun gaaraya $100,000 iyadoona markii dambe Ninkaas sidii Neef loo bireeyay.
Isku soo wada duuboo Dadka la qabtay ayaa u badan Dad haysta dhalashadda Irish-ka iyadoona ka soo jeeda Bariga Dhexe.
WaryaTv Nairobi-Kenya
© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

