Qarax Gil-Gilay Caasimada Pakistan
Islamabad/Rawalpindi (Waryatv.com), Qarax loo adeegsaday mooto ayaa waxaa uu ka dhacay dalka
Qarax ayaa waxa lala beegsaday bas ka mida basas-ka qaada shaqaalaha Nuclear ka ee magaalada
Geesta kale ilaa hada waxaa jirar wara dheeraada oo ka soo baxaya qarax kuna saabsan tirade dhimashada ee halkaasi ku naf waayey, Nasir Durrani oo ah madaxa booliska
“Ilaa hada waxaa jira tiro lagu qiyaasay 25 qof oo ay soo gaadheen dhaawacyo fududu oo ka dhashay duul duulka taangiga mootada lagu fuliyey qarax” sidaasi ayuu yidhi Nasir Durrani oo ah madaxa booliska ee
Ilaa hada waxaa xidhan wadooyinka waaweyn ee caasimada, ilaa iyo inta laga helaayo sababta keentay qaraxan iyo cida ka danbaysay
Todobaad ka hor ayey ahayd markii boolisk pakasitan soo sareen in jiraan niman looga shaki qabo in ay xidhiidh la leeyihiin ururka Taalin oo ay tiradoodu gaadhayso 21 qof, isla markaana ka soo gudba xadka labada dal.
Magaalada Rawalpindi waxay aad ugu dhawdahay caasimada
Xafiiska Warark ee Waryatv
Burao/Somaliland
Reported by:-
Ibraahim Abdirahman Qaasim
ibrahimqasim@waraytv.com
© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

