Ciimadada Maraykanka oo Duqayn Doona Xoogaga Daalibaan

Source: waryatv
2009-07-02

Afghan (Waryatv.com), Kumanaan ciidamada Marines-ka ee dawalda maraykanka iyaga oo ku jeeni qaaran qalabkooda dagaalka sida baabuurta dagaalka iyo diyaaradaha Helicopters-ka ayaa waxay weerara ku qaadayaan xooga sida wey uga soo horjeeda ee kula dagaalama gudaha dalka afghan ee Taalibaanka

Qorshahan dagaal ayaa waxa uu sii xoogaystay kadib markii madaxweynaha dalka Maraykanku Barack Obama uu sii adkeeyey in aanay ciidamada afghan joogaa bixi doonaan ilaa iyo inta ay gaadhayaan hadafkooda, in kastoo markii hore la saadaliyey in Obama uu doonaayo in la dajiyo xaalada siyaasadeed ee Afghan.

Obama ayaa intii aan loo dareerin doorashadii dhawaan lagu soo doortay ayaa waxa uu ka san-qadhiyey in uu dhamaan ciidamada dalka maraykanka ka jooga Afghan ay kal bixi doonaan hadiiba uu u kulayso doorasahda balse balan qaadkii madaxweyne Obama ma suura gelin

Ciimada wadanka maraykanka ayaa ilaa hada waxay dalka u joogaan sidii ay u mija xaabin lahayeen xoogag daalibaan-ka ah ee sida weyn looga kicin laayahay gobolada koonfu-reed ee dalka Afghanistan.

 

Wajigan dagaal ee soo cusboonaaday ayaa noqonaya marka loo eego hanaanka ciidan ee ay maraykanku isku abaabulayaan, waana mid aad uga duwan istaraatajiyadii ay maraykanku ku galeen dalka ciraaq sanadkii 2004 halkaasi oo xiligaas la geeyey qiyaastii 4000 oo ka tirsan ciidamada Marines, hada waxaa ku su gan gudaha dalka Afghanistan ciidamo gaadhaya 68,000 oo askari. Isla markaana ah maraykan

 

Dhanka kalena ciidamada Afghan ayaa talaabadan ku tilmaamay mid wax ku oola isla markaana aad u soo dhaweeyey.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka ee Waryatv

Burao/Somaliland

Reported by:-

Ibraahim Abdirahman Qaasim

ibrahimqasim@waraytv.com

© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2009 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com