Ra’iisal Wasaaraha Dalka Croatia oo is Casilay
Warbaahinta wadanka
Ivo Sanader oo ka hadlaayey xilka uu iska casilay ayaa yidhi “waxaan go’aansaday in aan iska casilada gabi ahaanba siyaasada dalka
Waarbaahinta dalka
Dhaqaalah dalka
Raad Raac
Ivo Sanader waxa uu xilka ku guulaystay sanadkii 2003 bishii December, waxaana uu ka tirsan yahay ururka Croatia Democratic union, waxaana uu ku soo biiray horaantii sanadkii 1980, waxaa uu dalka ka soo qabtay xilal kala duwan 1992-1993 waxa uu ahaa wasiirka tacliinta iyo tiknoolajiyada in kastoo aanu kiu sii raagan wakhtigaas.
Ivo Sanader, laga soo bilaabo 1993-2000 waxa uu ahaa la taliyaha wassiirka arrimaha dibada, waxaanu xiligaasi ku guulaystay.
Dhamaadkii November 1995 waxa uu Sanader noqday madaxa ugu sareeya xafiiska madaxweynaha iyo xoghaya guud ee dalka
Xafiiska Wararka ee Waryatv
Burao/Somaliland
Reported by:-
Ibraahim Abdirahman Qaasim
Ibrahimqasim@waryatv.com
© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

