Baqdaad:- 40 Qof Ayaa Ku Dhintay Qarax Bam Xili Ay Baxayeen Ciidamada USA-Ku
Baqdaad/Kirkuk (Waryatv.com), Ilaa iyo 40 qof ayaa ku dhintay qarax bam oo ka dhacay waqooyiga caasimada baqdaad ee Kirkuk, iyada oo la filaayo in saacadaha soo socdana ay dhamaan magaalooyink waaweyn ee baqdaad ay iskaga bixi doonaan gabi ahaanba ciidamada ka maan dooska ah ee maraykanku.
Shalay ayey ahayd markii ku dhawaad 100 ku dhawacmeen suuq ku yaala tuulada Shurga oo ka tirsan caasimada dalka ciraaq ee Baqdaad, waxaana qarax lagu soo beegay xili ay dad aad u badani ku jireen suuqa degmada Shugra.
Qaraxan ayaa ku soo beegmaya xili ay ciidamada difaaca ee wadanka ciraaq balan qaadeen masuuliyada shacabka iyo guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee baqdaad, taladan ayaa ka danbaysay kadib markii ciidamada
Geesta kale la taliyaha Ra’iisal wasaaraha ciraaq Sadiq Al-Rakabi ayaa sheegay in hada wixii ka danbeeya ay dhibaato kasta xal u heli doonaan mar hadiiba ay socod yihiin ciidamada USA-gu.
Saqdiq Al-Rakabi oo la hadlaayey wakaaladaha wararka iyo saxaafada Ciraaq ayaa yidhi “Hada waa dabaal degii dib u soo celinta qaranimada Ciraaq”
Ra’iisal wasaare Nouri Al-Malki ayaa mudo hada laga joogo laba maalmood ku dhawaaqay in gabi ahaanab Kamaandowska
Xafiiska wararka ee Waraytv
Burao/Somaliland
Reported by:-
Ibraahim Abdirahman Qaasim
ibrahimqasim@waryatv.com
© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

