Waa Kuma Fozi Siid ?

 

 

Fozi Iyo Madaxa Ururka Dhalinta Xisbiga Talada Haya Sweden

 

Fozi Iyo Gud Xisbiga Kulmiye Muj.Siilaanyo

 

Fozi Iyo Gud Ururka Haweenka Somaliland Marwo Fadumo Nuur

 

Fozi Iyo Xog. Arimaha D Ee Kulmiye Dr.M Abdulahi

 

Fozi Oo Kormeer Ku maraya Xafadaha Somalidu ku Badantey

 

Fozi Iyo Siyaasiyada Weyn Roda Oo Dhageysanaya Qudbadii Siilaanyo

 

Fozi : Waryatv Aan La Joogaye Waa ino Hadhoow

 

Fozi , Haaji Farah , Fanaan Deeq

 

Fozi: Maanta Hawadu Fiicana

 

Siyaasiyiinta Talada Haya Oo Fozi Kuso casumay Xafada Somalidu Degto

 

Xafladii 18 May Ee 2009 Oo Fozi kenay madax Sar sare Oo swedhish ah

 

bidix Xiis Fozi , Iyo Wariyaha Universaltv Md. Emaan

 

Xafladii 18 May Stockholm 2009 Oo Uu Fozi Soo Agaasimay

 

????

 

 

Fozi Oo Dhageysanaya Muj.Silaanyo

 

2009-06-28

Waryatv.com Stockholm 28 Jun 2009 Waxaa hada soo fool leh doorashooyinka dalka Sweden ee ay ku tartami jireen xisbiyada dalka Sweden, xisbiga talada haya ee Sweden waxaa ku jira oo sanadka isa soo sharaxaaya Fozi Siciid oo ah nin Somali ah.

 

Foosi dhawaan ayaanu la yeelan doonaa waraysi ka dhana sida uu ku soo galay masraxa siyaasada dalka Sweden iyo xiligii uu ku soo biiray Xisbiga talada haya ee Sweden.

 

Dadka Somalida ah ee ku sugan dalka Sweden intooda badan waxay had iyo jeer marka la soo gaadho xiliga doorashooyinka si kala duwan ugu dareeraan goobaha doorashooyinka, gaar ahaana tida dhalasho ahaan deegaan ku ah dalka Sweden.

 

Foozi mar aanu la xidhiidhnay oo aanu wax ka weydiinay booqashadii dhawaan qaar ka tirsan siyaasiyiinta Somaliland ay ku tageen dalka Sweden gaar ahaana Gudoomiyaha Xisbiga Kulimiye Ahmed Siilaanyo sidii ay ula kulmeen waxa uu noo sheegay in ay si heer sare ah dalka ugu soo dhaweeyeen.

Waryatv News Desk
Stockholm

© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2009 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com