Xaaladda Deegaanka Bududa oo kasii Daraysa

2010-03-09

Wararka Naga soo Gaadhay Deegaanka Bududa oo Horaantii Todobaadkii Hore ay kusoo Dumeen Buuro ayaa sheegay inay wali socodaan Baadhitaanadii iyo Gurmadkii Loo fidinaayey Dadkii ku waxyeeloobay landslides.

Hay,ada Bisha cas ee Uganda (Red Cross of Uganda) ayaa sheegtay inay Guryo la,aan Yihiin 300,000 kuwaas oo Hadda Kusugan Deegaanka Lagu Magacaabo Mount Elgon region Hareeraheeda iyo Deegaanka kale ee Tororo district.

Deegaankaas ayaa waxaa Kusugan Wasirka Horumarinta Reer Miyiga iyo Udiyaar Gorowga Masiibooyinka Mr Taddeo Bwambale .

ayaa sheegay mar uu wariyaasha lahadlaayey inay Jirnaa kudhawaad 500,000 qof oo ku wax jeeloobay Masiibooyin ay hada kusuganyin Deegaanadda Rwenzori iyo Kigezi oo ka Galbeedka Uganda isla markaana ay Waraasadu Gacanta Kuhayso.

Wasiirku wuxuu intaasi kudaray inay maalintii Sabtidii ay Hospital geeyeen 500 oo Qof oo ay Wasaaradu Gacanta Ku Hayso.

Inta Badan Dadkii kuwax yeeloobay Masiibadaasi ayaa waxay yihiin caruur iyo Dumar waxaana Hada Dadkaasi Gacanta kuhaya Hay,adaha Bisha cas , UNHCR iyo Hay,adda ka Hortaga Masiibooyinka Dalkani.

Sikastaba ha ahaatee lama garan karo Xaaladdu waxay kum beyn doonto Xaladda Deegaankaasi.

Abdilahi Ali Aided ''Raaxeeye''

hargeysa online

Kampala Uganda

E-mail:himilo1988@hotmail.com

© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2009 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com