2010-02-06

Dabaq Weyn oo ku yaala Bartamaha Down Town-ka Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dakani Kenya ayaa haatan Gubanaya Waxaana halkaas haatan Gaaray Gaadiidka Dab Damiska kuwaasoo haatan isku dayaya inay Damiyaan Dabka oo Xilligaan Xowli ku suconaya.

Dabaqa ayaa waxaa uu ka koobanyahay Iskuulaad Xafiisyo iyo Qaybo kalayto Waxaana lagu Magacaabaa Afiya Mana cada Sababta keentay in dab xoogan uu xilligaan Dabka ka kaco Dabaqa.

Faafaahin Goor dhow

Saciid Nadaara
WaryaTv
Down Town Nairobi-Kenya

© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

Leave your comments below (you can use your Facebook account, click the "from" field)
Your no1 page for breaking global news, images and video
Copyright 2009 WaryaTV Stockholm, Sweden
Contact & tips: info@waryatv.com