Tuugi Muniir Emailkiisa Soo Xaday Oo Dacwadi Ku Socoto
2010-01-21
Axadii ayey ahayd markii email aad loogu soo eekaysiiyey Emailka Wariye Muniir la soo gaadhsiiyey shabakada caalamiga ah ee waryatv.com halkaaso anu daabacnay.
Abaaro 17:59::06 ayu nala soo xidhiidhay wariye muniir isago isticmaalaya Emailkiisa saxda ah naguna war galiyey in la soo axaday magaciisa iyo Emailka la soo isticmaalay oonu shaqo ku lahayn warkaas.
| Från: | moh'ed ahmed (muniir10@gmail.com) |
| Skickat: | den 17 januari 2010 17:59:06 |
| Till: | editor@waryatv.com |

20:04 ayaanu la xidhiidhnay booliska internetka Oo Online aha una gudbinay Emailkii ugu horeeyey ee la soo isticmaalay oo ahaa ...... Muniir Egal (muniir1011@googlemail.com)
WaryaTv hadaanu nahay waxaanu dhamaan akhristayaasha waryatv ku war galinaynaa in qofkii danbigan u soo badheedhay aanu dhawaan soo daabici doono sawir iyo magacba. hoosta ga daawo sawirada emailadii soo gaadhay waryatv.com
Waxa kale oonu soo helay gabi ahaan emailada laga isticmaalay IP Adresska emailkan laga soo diray oo ay ku jiraan qaar badan oo aanu hore u aragnay bulsho weyntana caan ka ah kuna jira barta internetka iyo waliba maqaaladii lagu qoray oo idil kuwaaso aanu dhawaan idin soo gudbin doono.
Hoosta ka daawo sawiro ay bolisku ka qaadeen Emailka tafatiraha waryatv .





Waryatv.com
© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

