Halkan Ka Eeg Shabakadaha Ugu Booqashada Badan
2010-01-21
Miyaad rabtaa in aad ogaatid shabakadaha ugu booqashada badan ee ay dadku adka u soo galaan iyo waliba meelaha ay ka soo galaan ilaa wakhtiyada ay soo galaan .
waxaa jirta shirkad casriya oo ku hawl yareeynaysa arinkaas adigoon lacag ku bixin oo gurigaaga jooga ayaad booqanaysaa barta ay ku leeyiin internetka oo ah http://www.alexa.com/
Alexa waa shirkad ku siinaysa macluumaadka aad uga baahantay in aad ka ogaatid sida loo soo booqdo shabakadaha aad rabtid in aad mashruucaaga ku xayeeysiiso amaba aad iska ogaatid in ay tahay shabakad socodku ku badanyey oo mashruucaaga laga daalacan karo si hawl yar .
Waxaad kale ood ogaan karta inta jeer ee qofkastaaba akhriyo war ama maqaal shabakaadaas ku jira , shirkadan ayaa barigii hore ahayd lacag oo laga dalban jiray macluumaadka aad doonayso in aad ka ogaato shabakat hadase ka dhigtay bilaash kadib markii u Google oo ah abaaha internetku u bilaash uga soo bandhigay dhamaan shacabka in ay ka ogaadaan wixii ay uga baahdaan shabakadooda .
Arintan ayaa shirkado badan oo u dhaxayn jiray dadka raba in ay xayeeysiis gashadaan shabakadaha lacag ka qaadi jirey kadibna u tilmaami jiray shabakada ugu socodka badan isla markaasna leh free limit .
Halkan taabo si aad u aragtid shabakada ugu socodka badan shabakadaha somalida
Ku qor ciwaanka shabakada aad doonayso in aad ogaatid barta ay ku calaamsantay lookup sites sida www.cnn.com tusaale ahaan ama shabakada aad doonayso in aad ogaatid , kadib waxaad tegi karta google oo isna xata ku sheegaya inta daqiiqo ee qofkiiba ku jiro shabakada iyo meesha uu ka soo galo iyo sida uu badana usoo galo taabo hoosta.
http://www.google.com/analytics/
Ka dib fadlan hoosta noogu reeb fikirkaaga markaad soo baadho shabakadaha somalida ee ugu Booqashada badan .
WaryaTv.com
© 2009 WaryaTV Sweden. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

